HomeCaalamkaHaweeney Asalkeedu Soomaali yahay oo Xil Sare ka heshay QM

Haweeney Asalkeedu Soomaali yahay oo Xil Sare ka heshay QM

Date:

Related stories

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Meta Oo Wajahaysa Dacwad $1.4 Tirilyan Ah

Shirkadda Meta ayaa maxkamad federaal ah kula kulmaysa 29 gobol oo Mareykanka ah, kuwaas oo ku eedeeyay inay Facebook iyo Instagram si ula kac ah uga dhigtay baro dhalinyarada ku dhejiya,

Trump Oo Sharciga U Arka Caqabad Ku Hortaagan Xil Saddexaad

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxweynaha, balse uu qiray in sharciga Mareykanka uu arrintaasi caqabad ku yahay.

Trump oo si qarsoodi ah uga baxay Turkiga kadib hanjabaad Iran ah

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu si qarsoodi ah uga baxay Turkiga isagoo raacay diyaarad militari oo kale,

War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Guud ee QM ayaa lagu sheegay in Wasiirada Arrimaha Dibedda ee Kenya, Amina Mohamed loo magacaabay mid ka mid ah La-taliyayaasha Guddoomiyaha Golaha Guud ee QM, Miroslav Laják. Amina Mohamed oo asal ahaan Somali ah ayaa la sheegay inay iyada iyo 14-La Taliyayaal kale kala talin doonaan Guddoomiyaha Golaha Guud […]

- Advertisement -

War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Guud ee QM ayaa lagu sheegay in Wasiirada Arrimaha Dibedda ee Kenya, Amina Mohamed loo magacaabay mid ka mid ah La-taliyayaasha Guddoomiyaha Golaha Guud ee QM, Miroslav Laják.

Amina Mohamed oo asal ahaan Somali ah ayaa la sheegay inay iyada iyo 14-La Taliyayaal kale kala talin doonaan Guddoomiyaha Golaha Guud ee QM sida ugu wanaagsan ee uu u horumarin karo muhiimadda hawlaha hor yaalla, oo ay ka mid yihiin Dib-habaynta QM, Dhexdhexaadinta, Ka-hortagga Colaadaha , Hawlaha Nabadda, Muhaajiriinta iyo Xuquuqda Aadanaha.

- Advertisement -

Dhinaca kale, War-saxaafadeedka ka soo baxay Golaha Guud ee QM ayaa lagu sheegay in Kooxda La-taliyayaasha cusub ee la magacaabay Kulankooda ugu horreeya bishan October 6-da ku yeelan doonaan Xarunta Dhexe ee ku taalla magaalladda New York.

 

 

- Advertisement -

 

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories