HomeWararDhageyso:-Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland oo ku kulmaya Itoobiya

Dhageyso:-Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland oo ku kulmaya Itoobiya

Date:

Related stories

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Sidaasi waxaa Warbaahinta u sheegay Farxaan Aadan Heybe Wasiirka Duulista Hawada Maamulka Soomaaliland oo Maanta shir Jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay Magaalada Hargeysa.

Waxa uu sheegay Wasiirka in Magaalada Adis ababa uu kula kulmi doono Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya si ay uga wada hadlaan sidii Hawada Soomaaliya ay Gacanteeda ugu soo laaban laheyd si ay hesiis  looga gaaro.

Isaga oo sii hadalayay ayaa waxa uu sheegay in uu rajo wanaagsan ka qabo in kulankaas uu la yeelan doono Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya ay wax wanagsan ka soo baxaan.

Hoos Ka Dhageyso Shir Jaraa’id uu ku qabtay Hargeysa.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories