HomeCaalamkaMidowga Europe iyo IGAD oo Taageero Degdega siinaya DFS

Midowga Europe iyo IGAD oo Taageero Degdega siinaya DFS

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Madaxa Midowga Europe ugu qaabilsan Siyaasadda Dibedda, Federica Mogherini iyo Wasiiradda Arrimaha dibedda ee dalalka ku jira Urur-gobaleedka IGAD ee kala ah Somalia, Djibouti, Ethiopia, Kenya, Sudan, South Sudan iyo Uganda.ayaa kulan ku yeehsay Xarunta Dhexe ee EU-da ee magaalladda Brussels.

Kulankaasi waxaa looga xaajooday Colaadaha ka jira dalalka UGAD, sidii wax looga qaban lahaa Muhaajiriinta sharci-darradda ee ka soo jeeda dalalka Bariga Afrika iyo qaababka lagu taageerayo Horumarinta.

- Advertisement -

Waxaa kaloo diirada lagu saaray xaqabadaha dhibaatadda ku ah Ammaanka, Deganaanshaha iyo Kheyraadka Geeska Afrika, Horumarinta Dhaqaalaha liita iyo DFembiyadad Caalamiga ee ka dhashay Muhaajiriinta sharci-darradda ugu soo tahriiba Qaaradda Europe.

Hdaal qoraal oo laga soo saaray Shirka EU-da iyo Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee IGAD ayaa lagu sheegay in lagu heshiiyey in la kordhiyo taageeradda Degdegga ee la siinayo Somalia, si loo sameeyo Deegaan waxtar u leh Qaxootiga dib ugu soo laabanayo Somalia iyo in meel la isla dhigo Qaxootiga aan awoodin inay xilligan dib uga so olaabtaan dalalkii horey u marti geliyey.

Si kastaba ha ahaatee, Kulanka EU-da iyo IGAD ku dhex maray magaalladda Brussels ee dalka Belgium ayaa ah Kulankii 2-aad ee ay labada dhinac yeeshaan, waxayna kulankoodii koowaad bishii March ee sannadkan horey isugu arkeen Shirweynihii Madaxda Midowga Afrika ee lagu qabtay Xarunta Ururkaasi oo ku taalla caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Abeba

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories