HomeCaalamkaWaqooyiga Kuurya oo Dhaqdhaqaaqyo ka wada Xarunta Horumarinta Gantaalladda

Waqooyiga Kuurya oo Dhaqdhaqaaqyo ka wada Xarunta Horumarinta Gantaalladda

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Idaacadda dalka Koonfurta Kuurya ee KBS ayaa baahisay in dhowr ka mid ah Gantaalladda Waqooyiga Kuurya laga qaaday Xarunta Gantaalladda oo ku taalla Caasimadda dalkaasi ee Biyonyang, taasi oo muujin karta inay qorsheynayaan inay qaadaan Tijaabinta Gantaalladda. Warbixinta oo laga soo xigtay ilo dhinaca Sirdoonka Koonfurta Kuurya iyo Maraykanka ayaa sheegay in Gantaaladaasi laga soo […]

- Advertisement -

Idaacadda dalka Koonfurta Kuurya ee KBS ayaa baahisay in dhowr ka mid ah Gantaalladda Waqooyiga Kuurya laga qaaday Xarunta Gantaalladda oo ku taalla Caasimadda dalkaasi ee Biyonyang, taasi oo muujin karta inay qorsheynayaan inay qaadaan Tijaabinta Gantaalladda.

Warbixinta oo laga soo xigtay ilo dhinaca Sirdoonka Koonfurta Kuurya iyo Maraykanka ayaa sheegay in Gantaaladaasi laga soo qadaay Xarunta Cilmi-baarista iyo Horumarinta Gantaalladda ee SANUM DONG oo ku taalla Waqooyiga Biyonyang.

- Advertisement -

Warbixinta laguma sheegin xilliga iyo halka loo wareejiyey  Gantaaladaasi oo la sheegay inay yihiin noocyada Ridada Dhexe ama Gantaalladda Balaastikada ee Qaaradaha isaga kala gudbi kara (ICBm)..

Saraakiisha Koonfurta Kuurya waxay walaac ka muujiyeen inay Waqooyiga Kuurya tijaabin doonto Gantaalladda bisha October 10-da oo ku beegan Asaaskii Xisbiga Shuuciga ee Waqqoyiga Kuurya ama ay suurtogal tahay inay Tijaabadda ku began Furitaanka Shirweynaha Xisbiga Shuuciga ee Shiinaha oo furmi doona bisha October 18-da

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories