HomeMaqalDhageyso:-Xildhibaanadii Federaalka ee tegay Cadaado oo lagu eedeeyay hurinta khilaafka Madaxda Galmudug

Dhageyso:-Xildhibaanadii Federaalka ee tegay Cadaado oo lagu eedeeyay hurinta khilaafka Madaxda Galmudug

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Dhageyso:-Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan 12/12/2024

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan...

Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 10/12/2024

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan...

Dhawaan Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug waxaa tegay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya si ay xal uga gaaraanb khilaafkii u dhaxeeyay Madaxda Maamulka Galmudug oo weli ka taagan Cadaado. Xildhibaanadaas ayaa mudo kadib waxa ay soo saareen War-Saxaafadeed ay ku sheegeen in ay ku guuldareesteen xalka gaarista khilaafka Madaxda Galmudug iyaga […]

- Advertisement -

Dhawaan Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug waxaa tegay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya si ay xal uga gaaraanb khilaafkii u dhaxeeyay Madaxda Maamulka Galmudug oo weli ka taagan Cadaado.

Xildhibaanadaas ayaa mudo kadib waxa ay soo saareen War-Saxaafadeed ay ku sheegeen in ay ku guuldareesteen xalka gaarista khilaafka Madaxda Galmudug iyaga oo sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay faraha kula jirto.

- Advertisement -

Farxiyo Xasan Cali oo ka mid ah Xildhibaanada Maamulka Galmudug oo wareysi siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegtay in khilaafka ka dhaxeeya Madaxda Galmudug ay wanagsaneyd in ay iyaga wax ka weeydiiyaan.

Sidoo kale waxa ay sheegtay in weli ay Xabsi guri ku jiraan Madaxda Galmudug qaarkood isla markaana xildhibaanada Federaalka aysan xurriyadooda u soo celin Madaxdaas, dhanka kalena uu xiran yahay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Cadaado.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Xildhibaanada

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories