HomeWararDEG DEG:-Al-Shabaab oo weerar qaraxyo ku bilaawday ku qaaday deegaanka Bariire

DEG DEG:-Al-Shabaab oo weerar qaraxyo ku bilaawday ku qaaday deegaanka Bariire

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in saakay aroortii Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhiga Ciidamada dowladda ku leeyihiin deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha hoose. Weerarka ayaa ku bilaawday sida la sheegay qaraxyo waxaana intaas ka dib bilaawday dagaal culus oo u dhaxeeya ciidanka dowladda ee sida […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in saakay aroortii Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhiga Ciidamada dowladda ku leeyihiin deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha hoose.

Weerarka ayaa ku bilaawday sida la sheegay qaraxyo waxaana intaas ka dib bilaawday dagaal culus oo u dhaxeeya ciidanka dowladda ee sida agarka ah u tababaran ee loo yaqaano Bancroft iyo kuwa  kuwa Al-Shabaab.

- Advertisement -

Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa xaqiijiyay in mudo kadib u dagaalka istaagay balse markale ay Al-Shabaab soo rogaal celiyeen haatana uu dagaalka weli ka socdo deegaanka Bariire.

Weli lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkaas, waxaana Deegaanka Bariire laga maqlayaa dagaalka u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo kuwa  Al-Shabaab.

Faah faahinta kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories