HomeWararXildhibaano ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka oo gaaray Cadaado

Xildhibaano ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka oo gaaray Cadaado

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug sida qorshuhu ahaa Waxaa Maanta gaaray xildhibaano ka tirsn Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xubanahaan oo xalay la sheeciyay in ay tegi doonaan Cadaado kadib markii ay cirka iskusii shareertay xiisada Siyaasadeed ee ka taagan deegaanada Maamulka Galmudug. Wafdiga waxaa qeyb ka ah xildhibaan Mahad Salaad waxa uuna […]

- Advertisement -

Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug sida qorshuhu ahaa Waxaa Maanta gaaray xildhibaano ka tirsn Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xubanahaan oo xalay la sheeciyay in ay tegi doonaan Cadaado kadib markii ay cirka iskusii shareertay xiisada Siyaasadeed ee ka taagan deegaanada Maamulka Galmudug.

- Advertisement -

Wafdiga waxaa qeyb ka ah xildhibaan Mahad Salaad waxa uuna ka hadlay tegi taankooda Maanta ee Magaalada Cadaado.

“Anaga oo ah wafdi ka kooban Senetarada Aqalka Sare iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka ee laga soo doortay Dowlad Goboleedka Galmudug ayaan saakay soo gaarnay Magaalada Cadaado. Ujeedka socdaalkeena waa inaan xalino khilaafka madaxda Galmudug.

Xildhibaano ka tirsan Galmudug ayaa waxa ay shalay gelinkii dambe ku dhawaqeen in ay xilkii ka qaadeen Madaxweyne Xaaf, in kastoo uu durbadiiba ka jawaabay isla markaana uu sheegay in aysan jirin xilka qaadista lagu sameeyay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories