HomeMaqalDhageyso:-Xaaf oo ka hadlay xilka qaadistii la sheegay in lagu sameeyay

Dhageyso:-Xaaf oo ka hadlay xilka qaadistii la sheegay in lagu sameeyay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug ayaa si kulul uga hadlay xilka qaadistii ay sheegeen xildhibaano ka tirsan Galmudug in ay ku sameeyeen. Waxa uu sheegay in aysan waxba ka jirin xilka qaadistaas isla markaana isagu uu yahay Madaxweynaha Galmudug dadka shirayna aysan aheyn xildhibaano. Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in waxaan […]

- Advertisement -

Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug ayaa si kulul uga hadlay xilka qaadistii ay sheegeen xildhibaano ka tirsan Galmudug in ay ku sameeyeen.

Waxa uu sheegay in aysan waxba ka jirin xilka qaadistaas isla markaana isagu uu yahay Madaxweynaha Galmudug dadka shirayna aysan aheyn xildhibaano.

- Advertisement -

Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in waxaan oo dhan ay yihiin kuwo ay ka dambeeyaan dad dano Siyasadeed leh oo muqdisho ku sugan islamarkaana xaalada jirta meel uun ay ku dhamaan doonto.

Xiisada ka jirta deegaanada Galmudug ayaa ah mid cirka isku sii shareereysa, waxana Madaxweyne xaaf uu dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeynayaa in ay faragelin Siyaasadeed ku heyso.

Maanta ayaa la filayaa in ay Cadaado tagaan Xildhibaano ka tirsan kuwa Federaalka gaar ahaan kuwa lagas oo doortay deegaanada Galmudug.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweytne Xaaf

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories