HomeWararDEG DEG:-Wiil Dhalinyaro ah oo isku dilay M/Muqdisho

DEG DEG:-Wiil Dhalinyaro ah oo isku dilay M/Muqdisho

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Wiilkaan ayaa ka mid ahaa dhalinyarada ku nool Xaafada Baar Ubax waxaana la sheegay in uu is dilay.

Dadka deriska la ah wiilkan ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in xalay uu isdilay isla markaana Saakay uun la arkay Meydkiisa.

Dhacdaaan oo aad looga naxay ayaa waxaa isdilkiisa ka soo baxaya Warar kala duwan waxaana lagu sheegay sababta uu isku dilay arrimo la xiriira in uu ka Maseeray Gabar uu jeclaa.

Goobjoogayaasha weli macadeyn qaabka uu isku dilay balse wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in uu Sun cabay.

Goordhow ka la socda faah faahinta radiodalsan.com

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories