HomeCaalamkaQaxooti Somaaliyeed oo ku noolaa Xeryaha Kenya oo dib uga soo laabtay...

Qaxooti Somaaliyeed oo ku noolaa Xeryaha Kenya oo dib uga soo laabtay dalkooda

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

832 Qaxooti Somali ah ayaa labadaii toddobaad ee la soo dhaafay ku soo laabtay dalka hooyo, sida lagu sheegay Warbixinta Bilaha ee Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR. Xafiiska UNHCR ee Nairobi ayaa sheegay in 749 ka mid ah Qaxootigaai ku laabtay magaalladda Kismaayo, iyadoo 83 kalena ku soo laabteen magaalladda Muqdisho muddadii […]

- Advertisement -

832 Qaxooti Somali ah ayaa labadaii toddobaad ee la soo dhaafay ku soo laabtay dalka hooyo, sida lagu sheegay Warbixinta Bilaha ee Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR.

Xafiiska UNHCR ee Nairobi ayaa sheegay in 749 ka mid ah Qaxootigaai ku laabtay magaalladda Kismaayo, iyadoo 83 kalena ku soo laabteen magaalladda Muqdisho muddadii u dhexeysay bishan Sept. 1-dii ilaa 18-dii.

- Advertisement -

UNHCR waxay kaloo sheegtay in guud ahaan 73,031 Qaxooti ah ku soo laabteen Somalia tan iyo markii la bilaabay Barnaamijka Dib-u-soo-celinta Qaxootiga iskooda u go’aansada inay ku soo laabtaan dalkooda bishii December 8-dii ee sannadkii 2014-kii.

Dhinaca kale, Warbixinta UNHCR waxaa lagu xusay inay Qaxooti tiradooda gaarayso 17,229 qof oo haatan ku nool Xeryaha Kenya inay doonayaan inay iskooda ugu soo laabtaan Somalia

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories