HomeWararGudoomiye Taabit "Ma aqbalayno in qof Muqdishaawi ah dhib loo geysto Wa...

Gudoomiye Taabit “Ma aqbalayno in qof Muqdishaawi ah dhib loo geysto Wa la xiriirnay AMISOM waana u sheegnay in cadaaladda la horkeeno askirigi dhibka geystay “

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Gudoomiyaha G/Banaadir ahna Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa bartiisa facebook so dhigay caawa inuu aad uga xunyahay  falki ay maanta ku kaceen ciidanka Amisom oo ay ku dhibaateen muwaadin Soomaaliyeed xili gaarigiisa uu ku watay waded  KM4 . “Waxaan marka hore raali gelin u dirayaa Muwaadinka Soomaaliyeed ee gaarigiisa waxyeelada ay kasoo gaareen. Marna raali […]

- Advertisement -
Gudoomiyaha G/Banaadir ahna Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa bartiisa facebook so dhigay caawa inuu aad uga xunyahay  falki ay maanta ku kaceen ciidanka Amisom oo ay ku dhibaateen muwaadin Soomaaliyeed xili gaarigiisa uu ku watay waded  KM4 .
“Waxaan marka hore raali gelin u dirayaa Muwaadinka Soomaaliyeed ee gaarigiisa waxyeelada ay kasoo gaareen. Marna raali kama ihi in Muqdishaawiga ama Muwaadin Soomaaliyeed dhib loo gesto”ayu yiri Taabit
Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay  la xiriireen  Amisom, jawaab deg deg ah ay ka sugayaa
Waxuu sidoo kale sheegay iney fari doonaan in ay ka bixiyaan  magdhawna ay ka bixiyaan cadaaladana ay horkeenaan askirigi dhibka geystay .

 

Latest stories