HomeMaqalDhageyso:-Shir looga hadlayay Xasilinta dalka oo Maanta lagu qabtay M/Muqdisho

Dhageyso:-Shir looga hadlayay Xasilinta dalka oo Maanta lagu qabtay M/Muqdisho

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Shirka Bilaha ee Xasilinta dalka oo uu shir Gudoominayay Wasiirka Arrimaa Gudaha , federaalka iyo dib u heshisiinta xukuumadda Soomaaliya ayaa looga hadlay sida kor loogu qadi lahaa wada shaqeynta iyo xoojinta dowlad goboleedyada. Shirkaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiiradda Arimaha Gudaha Dowlad Goboleedyada iyo Wakiilo ka socda caalamka uu ka mid ahaa ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirka Bilaha ee Xasilinta dalka oo uu shir Gudoominayay Wasiirka Arrimaa Gudaha , federaalka iyo dib u heshisiinta xukuumadda Soomaaliya ayaa looga hadlay sida kor loogu qadi lahaa wada shaqeynta iyo xoojinta dowlad goboleedyada.

Shirkaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiiradda Arimaha Gudaha Dowlad Goboleedyada iyo Wakiilo ka socda caalamka uu ka mid ahaa ku xigeenka argayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey ee Sooamaliya Peter Dicluk iyo Safiirka Dowladda Ingiriiska David Concer

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya Mudane Cabdi faarax Saciid ( Juxa) oo shir Gudoominayay shirkan ayaa sheegay in xasilintu ay muhiim u tahay Baahinta Awoodo dowlada.

Wasiir Juxa waxa inta ku daray in Dowladda Soomaaliya ay ka shaqeynayso Xoojinta Dowlad Goboleedyada Dowladnimadana ay ku hergalayso Wadajir.

Mashruuca Xasilinta dalka oo intiisa badan laga hergaliyay Degmooyinka Laga Xureeyay Maleeshiyada Alshabaab ayaa Muhiimadiisu tahay soo celinta adeegyada Bulshada iyo in dagmo walbo dadkeeda ay helaan maamul ay soo doorteen.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts