HomeMaqalDhageyso:-Guddiga Amniga G/Mudug oo Qodobo ka soo saaray kulan ay yeesheen+Sawirro

Dhageyso:-Guddiga Amniga G/Mudug oo Qodobo ka soo saaray kulan ay yeesheen+Sawirro

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Dhageyso:-Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan 12/12/2024

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan...

Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 10/12/2024

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan...

Guddiyada Nabadgelyada Gobolka Mudug ee ka soo kala jeeda Puntland & Galmudug ayaa yeeshay kulan deg deg ah waxayna ka shireen arimaha taagan ee nabadgelya darrada ee ka jirta Gobolka. Guddiyada Nabadgelyada ee labada dhinac ayaa kala ahaa Maamulada heer Gobol, Maamulada heer Degmo iyo Saraakiisha ciidamada isku dhafka ah ee ka hawlgala Magaalada Gaalkacyo […]

- Advertisement -

Guddiyada Nabadgelyada Gobolka Mudug ee ka soo kala jeeda Puntland & Galmudug ayaa yeeshay kulan deg deg ah waxayna ka shireen arimaha taagan ee nabadgelya darrada ee ka jirta Gobolka.

Guddiyada Nabadgelyada ee labada dhinac ayaa kala ahaa Maamulada heer Gobol, Maamulada heer Degmo iyo Saraakiisha ciidamada isku dhafka ah ee ka hawlgala Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

- Advertisement -

Kulanka ayaa si weyn loogu lafa guray arimaha nabadgelya xumada ah ee ka jira Deegaanada Miyiga gobolka Mudug iyo sidoo kale xiisadaha colaadeed ee laga dareemayo Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Qodobada shirka kasoo baxay ee la isku raacay in wax laga qabto ayaa ka koobnaa afar qodob oo kala ah:-

  1. In la sii wado heshiiskii iyo wadahadalkii nabaddeed ee horey u socday
  2. Guddiyadii Nabadgelyada in lasoo nooleeyo oo ay shaqadoodii sii wadaan
  3. Ciidanka isku dhafka ah inuu shaqeeyo oo shaqadii loo xilsaaray qabtaan
  4. In ka hadalka saxaafadda loo adeegsado wax dadka anfacaya ee aan wax dhib ah laga sheegin

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Gobolka Muudg ee Maamulka Puntland Xasan Maxamed Abgaaloow oo faah faahinaya waxyaabihii ka soo baxay kulanka

- Advertisement -

Gudoomiyaha gobolka Mudug Xassan Abgaalow

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories