HomeCaalamkaMuwaadin Soomaaliyeed oo xaaskiisa horay u dhaawacay ayaa lagu qabtay dalka Austuria

Muwaadin Soomaaliyeed oo xaaskiisa horay u dhaawacay ayaa lagu qabtay dalka Austuria

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

39 JIR Somali ah oo ay Dowladda Sweden baadi-goobayso ayaa dhawaan lagu xiray caasimadda dalka Austria ee VIENNA.

Sida lagu soo daabacay Warbaahinta inta badan ka faalloota Arrimaha Sharciga iyo Maxkamadaha ee lagu magacaabo Expertlegalreview.com  ayaa daabacday in Ninkaasi ka mid ahaa Eedeysanayaasha sida xooggan looga baadi-goobayey Qaaradda Europe lagu qabtay Hawlgal ay fuliyeen Hay’adda Ammaanka ee dalka Austria.

Eedeysanaha Soomaaliga oo aan magaciisa la shaacinin ayaa la sheegay inay Boliska Sweden u baadi-goobayaan fal Isku-day dil oo uu Xaaskiisa kula kacay  bishii June 7-dii ee sannadkii hore ee 2016-kii.

Eedeysanaha ayaa la sheegay inuu xaaskiisa ku weeraray Maqar, isla markaana uu si xun u dhaawacay, ka hor inta uusan ka soo baxsanin dalka Sweden.

Ninkaasi ayaa la sheegay in loo jaray Amar lagu soo xiri karo, waxayna Ciiddanka Austria sheegeen inay ku qabteen Vienna, isagoo watay AQoonsi Been Abuur ah.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories