HomeCaalamkaMadaxweynaha Uganda oo sheegay inaysan AMISOM Shaqaale u ahayn QM iyo Somalia

Madaxweynaha Uganda oo sheegay inaysan AMISOM Shaqaale u ahayn QM iyo Somalia

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Madaxweyne Yoweeri Museveni ayaa hadalkaasi ka sheegay Kulankii Hoggaamiyayaasha Dowladaha ay Ciiddanka ka joogaan Somalia dhawaan ku yeesheen Xarunta QM ee magaalladda New York.

Waxa uu tilmaamay inaysan dalalka ku yaboohay Ciiddanka Nabad-ilaalinta AMISOM ahayn shaqaale u shaqeeya QM, balse ay isku bahaysteen, si ay u qabtaan Adeegga PAN-AFRICANISM.

- Advertisement -

“Kani waa Mashruuc PAN-AFRICANISM, mana nihi shaqaalaha QM ama Somalia” ayuu yiri Yoweeri Museveni.

Waxa uu intaasi ku daray in doorka Ciiddanka AMISOM  tahay mid u sabab ah qorsha PAN-AFRICANISM si deganaansho loogu soo dabaalo Somalia.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Uganda waxa uu kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee QM, Antonio Guterres, wuxuuna Warbixin ka siiyey xaalladda Siyaasadda iyo Ammaanka ee dalalka Somalia, South Sudan, Burundi iyo guud ahaan Gobalka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories