HomeCaalamkaLA-YAABKA): Aabe dilay gabadhiisa oo la hadashay wiil

LA-YAABKA): Aabe dilay gabadhiisa oo la hadashay wiil

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Aabahaasi oo ku nool Gobalka Telengana ee dalka Hindiya ayaa la sheegay inuu si ku-talagal ah u dilay gabadhiisa oo 13-jir ahayd. Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegay in Aabahaasi uu dilaym, kadibna gubay maydka gabadhiisa oo uu ku arkay iyadoo la hadlaysa Arday ay isku Digsi ahaayeen. Aabaha waxa uu Boliska u sheegay inay gabadhiisa is-dishay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Aabahaasi oo ku nool Gobalka Telengana ee dalka Hindiya ayaa la sheegay inuu si ku-talagal ah u dilay gabadhiisa oo 13-jir ahayd.

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegay in Aabahaasi uu dilaym, kadibna gubay maydka gabadhiisa oo uu ku arkay iyadoo la hadlaysa Arday ay isku Digsi ahaayeen.

- Advertisement -

Aabaha waxa uu Boliska u sheegay inay gabadhiisa is-dishay oo ay nolosha isku gubtay.

Waalidka gabadhaasi ayaa sheegay inay dhowr jeer ku arkeen iyadoo la hadlaysa Wiilka, inakstoo ay gabadhooda ku fasirtay inuu iska ahaa wada-sheekeysi caadi ahaa.

Boliska ayaa sheegay inay Labada Waalid ka argagaxeen markii ay dileen gabadha, balse ay isku raaceen si aan loo ogaanin inay gaas ku bilbileen maydka gabadhooda.

- Advertisement -

Sidoo kale waxay kaloo Boliska sheegeen inay Labada Waalid xabsiga dhigeen, kadib, markii ay ku caddaatay inay iyagu ka dambeeyeen dilka gabadhooda.

Balse, baaritaano  ay sameeyeen Dhakhaatiirta ku takhasustay Baritaanka Maydadka ayaa shaki geliyey inay gabadha is-gubtay.

Warbixin ay Dhakhaatiirta diyaariyeen ayey ku sheegeen inuusan wax ba ka jirin inay iyadu is-dishay, waxayna farta ku muuqeen in gabadha la ceejisay, maadaama uu carrabkeeda bannaanka u soo baxay

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts