HomeWararDEG DEG:-Ciidamo Booliis ah oo isku Gadaamay Maqaayada Liido Sea Food kadib...

DEG DEG:-Ciidamo Booliis ah oo isku Gadaamay Maqaayada Liido Sea Food kadib Markii lagu arkay Gaari laga shakiyay

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

War Goordhow soo gaaray Warqabadka Radio Dalsan ee Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in afaafka hore ee Maqaayada Liido Sea Food lagu arkay gaari looga shakiyay in ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa.

Dadkii ku jiray Maqaayada ee ku qaxweynayay ayaa kala cararay kadib markii ay arkeen gaarigaas oo ilaa iyo hada aan la ogeyn waxa ku jira balse looga shakiyay waxyaabaha qarxa in ay ka buuxaan.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliiska Soomaaliya ayaa Goobta gaaray kuwaas oo isku Gadaamay Goobta uu gaariga yaallo iyaga oo dadka u diidaya in ay ka soo agdhawaadaan Gaarigaas.

21 Bishii  January Sanadkii 2016  ayaa Maqaayadaas waxaa lagu qaaday weerar qarax ku bilaawday kaas oo ay Masuuliyadiisa sheegteen Al-Shabaab.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories