HomeWararSiyaasiyiin iyo Xildhibaano laga mamnuucay tegitaanka Baydhabo

Siyaasiyiin iyo Xildhibaano laga mamnuucay tegitaanka Baydhabo

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ilo ku dhowdhow Xafiiska Madaxweynaha Maamul-gobaleedka K/Galbeed ayaa sheegayo in la soo rogay Amar culus oo Siyaasiyiinta iyo Xildhibaanadaasi looga mamnuucay inay Diyaarado ku soo galaan magaalladda Baydhabo oo Xarun KMG u ah Maamulkaasi. Waxaa kaloo laga mamnuucay Xildhibaanadda K/galbeed ee ku sugan gudaha Baydhabo inay ka dhoofaan ama ka baxaan magaalladaasi. Tallaabadan ayaa lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilo ku dhowdhow Xafiiska Madaxweynaha Maamul-gobaleedka K/Galbeed ayaa sheegayo in la soo rogay Amar culus oo Siyaasiyiinta iyo Xildhibaanadaasi looga mamnuucay inay Diyaarado ku soo galaan magaalladda Baydhabo oo Xarun KMG u ah Maamulkaasi.

Waxaa kaloo laga mamnuucay Xildhibaanadda K/galbeed ee ku sugan gudaha Baydhabo inay ka dhoofaan ama ka baxaan magaalladaasi.

- Advertisement -

Tallaabadan ayaa lagu fasiray mid uu Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan kaga hortegayo inuu Kacdoon ka dhan Maamulkiisa uu ka dhaca magaalladda Baydhabo.

Tiro badan oo Xildhibaano ah ayaa ugu baaqay Madaxweynaha K/Galbeed inuu xilka iska casilo, waxayna ku eedeeyeen inuu Maamulkiisa taageeray Isbahaysiga Dowladaha Sacuudiga iyo Iimaaraadka.

Madaxda Maamul-gobaleedyadda Puntland, Galmudug iyo K/Galbeed waxay si wadajir ah ugu biireen Isbahaysiga Sacuudiga, inakastoo ay  DFS dhexdhexaad ka noqotay Khilaafka u dhexeysa Dowladaha Isbahaysiga la ah Sacuudiga iyo dalka Qatar.

- Advertisement -

Dhinaca kale, ilaa 5 Siyaasi iyo Hawlwadeeno kale ayaa ku xiran magaalladda Baydhabo, kuwaasi oo la sheegay inay si xooggan u mucaaradsan yihiin Siyaasadda Madaxweynaha Maamulkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts

Popular

spot_img
spot_img