HomeWararSawirro:-Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo kulan la qaatay Maamulka iyo Bulshada D/Buulo-Burde

Sawirro:-Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo kulan la qaatay Maamulka iyo Bulshada D/Buulo-Burde

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Kadib markii maanta uu gaaray Magaalada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxa uu ka qeyb galay kulamo looga hadlayay sidii looga gudbi lahaa dhibaatooyinka ka jira degmadaas. Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Degmada Buulo Burde Saraakiisha Ciidamada AMISOM iyo Kuwa Dowlada Soomaaliya, iyada oo inta badan looga hadlay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib markii maanta uu gaaray Magaalada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxa uu ka qeyb galay kulamo looga hadlayay sidii looga gudbi lahaa dhibaatooyinka ka jira degmadaas.

Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Degmada Buulo Burde Saraakiisha Ciidamada AMISOM iyo Kuwa Dowlada Soomaaliya, iyada oo inta badan looga hadlay sidii looga gudbi lahaa dhibaatooyinkaas.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Magaalada Buulo-Burde ayaa Madaxweyne Waare iyo masuuliyintii la socotay uga warbixiyay dhibaatoyinka dhinaca nolosha ah ee ka jira degmadaas sida Caafimaad Xumo Waxbarasho Yari iyo Gurmadka Dadkaasi la gaarsiinayo oo aad Uyar.

Dhanka kale Madaxweyne Maxamed Cabdi waare oo isna kulanka ka hadlay ayaa balan qaaday in Maamulkiisa uu qeyb qeyb wax uga qaban doono dhibaatooyinka ka jira degmada Buulo-Burde balse dhankooda Bulshada laga doonayo in ay maamulka la Shaqeeyaan.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Kulanka

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts