HomeWararMadaxweyne ku xigeenka Galmudug oo laga hor-istaagay Safar uu ku soo aadi...

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo laga hor-istaagay Safar uu ku soo aadi lahaa Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wararka aan ka heleyno Maanta Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in ishor istaag lagu sameeyay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ku soo jeeday Magaalada Muqdisho. Ciidmo aya la sheegay in ay u diideen in uu ka soo dhoofo Garonka Diyaaradaha Magaalada Cadaado isaga iyo Xubno la socday, […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Maanta Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in ishor istaag lagu sameeyay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ku soo jeeday Magaalada Muqdisho.

Ciidmo aya la sheegay in ay u diideen in uu ka soo dhoofo Garonka Diyaaradaha Magaalada Cadaado isaga iyo Xubno la socday, waxana ilaa iyo hada aan la ogeyn waxa sababay arrintaas.

- Advertisement -

Ishor istaagaan Maanta lagu sameeyay madaxweyne ku xiugeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey ayaa ku soo aadayaa xili uu jiro khilaaf u dhaxeeya Madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa Maxamed Xaashi Carabeey.

Sidoo kale arrintaan ayaa ku soo adeysaa xili maanta uu baaqday kulan ay xildhibaanada Galmudug ku yeelan lahaayeen Cadaado iyo banaanbax lagu taageerayo Madaxweyne Xaaf oo ka dhacay isla Magaalada Cadaado.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories