HomeCaalamkaEthiopia oo sheegtay in aysan AMISOM ka bixi doonin Soomaaliya

Ethiopia oo sheegtay in aysan AMISOM ka bixi doonin Soomaaliya

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Ra’isul-wasaaraha dalka Ethiopia, Hailemariam Desalegn oo ka hadlay Shir ay Madaxda Dowladaha ay Ciiddanka ka joogaan Somalia ku yeesheen Xarunta Dhexe ee QM ee magaalladda New York ayaa sheegay inay AMISOM sii joogi doonaan Somalia, xitaa haddii aan Beesha Caalamka laga heloTaageeradda dhaqaale ama aan laga helin..

Waxa uu intaasi ku daray in doorka Hawlgalak AMISOM yahay inay sii wadaan sidii Nabad iyo Ammaan loogu soo dabaali lahaa Somalia, waa sida uu hadalka u yiri.

- Advertisement -

Hailemariam Desalegn waxa uu ugu baaqay Beesha Caalamka inay xoojiyaan taageeradda ay siiyaan DFS iyo AMISOM.

Hoggaamiyayaasha kale ee ka qeyb galay Kulankaasi waxay ka kala socdeen Jabuuti, Uganda, Kenya iyo Burubndi, kuwaasi oo ay Ciiddamo ka joogaan dalka Somalia.

Bishii la soo dhaafay, Golaha Ammaanka ee QM waxay xilli-hawleedka u kordhiyeen Hawlgalka AMISOM, kaasi oo la gaarsiiyey ilaa bisha May 31-da ee sannadla soo socda

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories