HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Waare oo booqanaya Magaalooyin ka tirsan G/Hiiraan

Dhageyso:-Madaxweyne Waare oo booqanaya Magaalooyin ka tirsan G/Hiiraan

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle oo maalin ka hor tegay Magaalada Baladweyne ayaa Maanta ku wajahan qeybo kale oo ka tirsan Gobolka Hiiraan. Mudane Waare ayaa sheegay in Maanta oo Sabti ah uu tegi doono Magaalooyinka Buula burde iyo Jalalaqsi ee yobolkaasi Hiiraan. Madaxweyne Waare ayaa sheegay in dadka ku nool degmooyinkaas ay yihiin […]

- Advertisement -

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle oo maalin ka hor tegay Magaalada Baladweyne ayaa Maanta ku wajahan qeybo kale oo ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Mudane Waare ayaa sheegay in Maanta oo Sabti ah uu tegi doono Magaalooyinka Buula burde iyo Jalalaqsi ee yobolkaasi Hiiraan.

- Advertisement -

Madaxweyne Waare ayaa sheegay in dadka ku nool degmooyinkaas ay yihiin kuwa u Go’doonsan Al-Shabaab balse ay tahay sababaha ugu weyn ee uu u tagayo sidii Go’doonka looga qaadi lahaa.

Hoos Ka Dhageyso Codka Waare

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories