HomeWararAl-Shabaab oo soo bandhigay Ciidamo ay sheegeen in ay ka soo goosteen...

Al-Shabaab oo soo bandhigay Ciidamo ay sheegeen in ay ka soo goosteen Jubbaland

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ayaa Al-Shabaab waxa ay ku soo bandhigeen ilaa Saddex Askari oo ay ku sheegeen in ay ka tirsanaayeen Ciidamada Maamulka Jubbaland. Al-Shabaab ayaa war ay ku soo qoreen Barta ay ku leeyihiin Internet-ka  waxa ay ku sheegeen in Saddexdaan Askari oo mudo ka tirsanaa ciidamada Jubbaland markii ay isasoo […]

- Advertisement -

Degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ayaa Al-Shabaab waxa ay ku soo bandhigeen ilaa Saddex Askari oo ay ku sheegeen in ay ka tirsanaayeen Ciidamada Maamulka Jubbaland.

Al-Shabaab ayaa war ay ku soo qoreen Barta ay ku leeyihiin Internet-ka  waxa ay ku sheegeen in Saddexdaan Askari oo mudo ka tirsanaa ciidamada Jubbaland markii ay isasoo dhiibayeen in ay wateen hubkii ay ku dagaalami jireen.

- Advertisement -

Ciidamadaan oo gaaraya ilaa Saddex ayaa Al-Shabaab waxa ay sheegen in ay si iskood ah isku soo dhiibeen kadib markii ay u adkeysan waayeen dhibaatooyin loo geysanayay Shacabka Gobolada Jubbooyinka sida ay hadalka u dhigeen.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories