HomeCaalamkaSoomaali lagu eedeynayo inay ku biireen Alshabaab iyo Daacish oo lagu maxkamadeynayo...

Soomaali lagu eedeynayo inay ku biireen Alshabaab iyo Daacish oo lagu maxkamadeynayo dalka Denmark

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dacwad-oogayaasha Danish-ka waxay dacwado ku soo oogeen 2 nin oo Somali ah, kuwaasi oo la sheegay inay ku xad-gudbeen Sharciga dalkaasi. Labadaasi Nin oo mid ka mid ah la sheegay inuu haysto Dhalashada dalka Finland ayaa lagu eedeeyey inay u socdaaleen dalalka Somalia iyo Syria, kuna biireen Dagaalamayaasha Alshabaab iyo Kooxda Daacish, waa sida hadalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dacwad-oogayaasha Danish-ka waxay dacwado ku soo oogeen 2 nin oo Somali ah, kuwaasi oo la sheegay inay ku xad-gudbeen Sharciga dalkaasi.

Labadaasi Nin oo mid ka mid ah la sheegay inuu haysto Dhalashada dalka Finland ayaa lagu eedeeyey inay u socdaaleen dalalka Somalia iyo Syria, kuna biireen Dagaalamayaasha Alshabaab iyo Kooxda Daacish, waa sida hadalka loo dhigay.

- Advertisement -

Dacwad-ooge lagu magacaabo Jan Reckendorff oo shalay ka hor hadlay Maxkamadda ayaa sheegay inay Labada Eedeysane oo 24-jiro ah ay carbis Milliteri ku soo qaateen Xerooyinka Alshabaab iyo Daacish ku kala leeyihiin Somalia iyo Syria.

Dacwad-ooge Jan Reckendorff waxa uu tilmaamay in Labada Eedeysane oo aan magacyadooda la shaacinin ay ku kala biireen Alshabaab iyo Daacish muddaii u dhexeysay sannadihii 2013-kii ilaa 2015-kii, waa sida uu hadalka u dhigay.

Lama kala caddaynin haddii uu jiro xiriir ka dhexeeyo.Labada Eedeysane oo ku nool Galbeedka dalka Denmark.

- Advertisement -

Ilo ku dhow Maxkmaadda qaadaya Dacwadaasi ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka AP inay labada Eedeysane muteysan karaan ugu yaraan 4 sanno oo Xabsi ah.

Muwaadinka haysta dhalashadda dalka Finland waxaa la sheegay marka uu dhamaysto Xukunkiisa in la soo masaafurin doono.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts