HomeCaalamkaXildhibaano ka tirsan BFS iyo kuwa Maamul-gobaleedyadda oo tababar uga socdo...

Xildhibaano ka tirsan BFS iyo kuwa Maamul-gobaleedyadda oo tababar uga socdo dalka Uganda

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

30 Xildhibaano Somali ah ayaa waxa uu maanta tababar uga furmay Hotel ku yaalla magaalladda Entebbe ee dalka Uganda. Hay’adda QM ugu qaabilsan Horumarinta Barnaamijyadad ee UNDP ayaa soo qabanqaabisay Tababarkaasi oo ay Xildhibaanadda ku baran doonaan Nidaamka Hoggaaminta, Horumarinta Sinnaanta Jinsiga Awood-siinta Haweenka iyo  Ka-hortagga Tacadiyadda loo geysto Haweenka Soomaaliyeed. . Catriana Byrne oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

30 Xildhibaano Somali ah ayaa waxa uu maanta tababar uga furmay Hotel ku yaalla magaalladda Entebbe ee dalka Uganda.

Hay’adda QM ugu qaabilsan Horumarinta Barnaamijyadad ee UNDP ayaa soo qabanqaabisay Tababarkaasi oo ay Xildhibaanadda ku baran doonaan Nidaamka Hoggaaminta, Horumarinta Sinnaanta Jinsiga Awood-siinta Haweenka iyo  Ka-hortagga Tacadiyadda loo geysto Haweenka Soomaaliyeed. .

- Advertisement -

Catriana Byrne oo ka tirsan Hay’adda UNDP oo ka hadashay Furitanka Seminaarka ayaa sheegtay in Tababarka loo furay Xildhibaano ka tirsan BFS looga dan leeyahay sidii sare loogu qaadi lahaa Awoodaha Hoggaamieed ee Xildhibaanada, si ay uga hadlaan, una taageeraan Baahida Gabdhaha iyo Haweenka Somalia.

Waxay kaloo sheegtay inay Somalia ka jiraan xadgudubyo loo geysto Haweenka iyo Dumarka. Gabdhaha la guursado  iyagoo yaryar iyo sara-kaca 98% ee ku yimid Gudniinta Fircooniga ee FGM waa sida ay hadalka u dhigtay.

Si kastaba ha ahaatee, Tababarka loo furay Koox ka tirsan Xildhibaanadda Qaranka iyo kuwa Maamul-gobaleedyadda ayaa lagu sheegay mid Xildhibaanadda lagu barayo Nidaamka Hoggaaminta iyo Xoojinta Xuquuqda Haweenka iyo Gabdhaha Soomaaliyeed

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts