HomeMaqalDhageyso:-Maamulka Gobolka Banaadir oo si adag uga hadlay dilalka ka dhacaya M/Muqdisho

Dhageyso:-Maamulka Gobolka Banaadir oo si adag uga hadlay dilalka ka dhacaya M/Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Kulankii todobaadlaha ahaa ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Maanta waxaa lagu qabtay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee visha Governo. Kulanka ayaa waxa shir gudoominayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed waxaana Goobjoog ka ahaa dhamaan gudoomiyayaasha degmooyinka Gobolkaan Banaadir. Kulanka ayaa intiisa badan waxaa looga hadlayay falalka la xiriira amnidarada ee todobaadyadii […]

- Advertisement -

Kulankii todobaadlaha ahaa ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Maanta waxaa lagu qabtay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee visha Governo.

Kulanka ayaa waxa shir gudoominayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed waxaana Goobjoog ka ahaa dhamaan gudoomiyayaasha degmooyinka Gobolkaan Banaadir.

- Advertisement -

Kulanka ayaa intiisa badan waxaa looga hadlayay falalka la xiriira amnidarada ee todobaadyadii la soo dhaafay ka dhacayay Gudaha Magaalada Muqdisho.

Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Cabdi fitaax Cumar Xalane oo kulanka faah faahin ka bixiyay ayaa sheegay in la isla gartay amniga in uu noqdo Shaqada Koowaad ee la qabanayo.

Sidoo kale waxa uu sheegay in gudoomiyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir lagu amray in ay qeyb ka noqdaan sugida amniga gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Afhayeenka Gobolka Banaadir

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories