HomeMaqalTaliska Booliiska Jowhar oo digniin u diray Darawalada Gaadiidka

Taliska Booliiska Jowhar oo digniin u diray Darawalada Gaadiidka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Digniintaan uu soo saaray taliska Ciidanka Booliiska Jowhar ayaa timid Kadib markii shalay duleedka degmada Jowhar uu ka dhacay shil Gaari oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Taliyaha Saldhiga Booliiska Jowhar Maxamed Cali Canjeex oo Warbaahinta la hadlay ayaa uga digay Darawalada Gaadiidka in Gawaaridooda ay xowli ku wadaan si ay dhibaato uga soo […]

- Advertisement -

Digniintaan uu soo saaray taliska Ciidanka Booliiska Jowhar ayaa timid Kadib markii shalay duleedka degmada Jowhar uu ka dhacay shil Gaari oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

Taliyaha Saldhiga Booliiska Jowhar Maxamed Cali Canjeex oo Warbaahinta la hadlay ayaa uga digay Darawalada Gaadiidka in Gawaaridooda ay xowli ku wadaan si ay dhibaato uga soo gaarto dadka ay wadaan.

- Advertisement -

Waxa uu ku amray ciidamada taraafikada ee ee ku sugan Jowhar in Darawalkii lagu arko isaga oo xowli ku wadaya Gaarigiisa ay talaabo ka qaadaan.

Shalay gelinkii dambe ayaa shilkii ka dhacay deegaanka Garaashka ee duleedka jowhar shilkii ka dhacay ayaa waxaa ku geeriyooday Saddex Ruux halka ay Afar kale ku dhaawacmeen.

Hoos Ka Dhageyso Codka taliyaha

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories