HomeWararSawirro:-Khayre oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka

Sawirro:-Khayre oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya oo ku sugan Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa kulan la qaatay Sergey Lavrov oo ah Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka War Saxaafadeed laga soo saaray Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, ayaa waxaa lagu sheegay in labada dhinac ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo sidii loo xoojin […]

- Advertisement -

Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya oo ku sugan Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa kulan la qaatay Sergey Lavrov oo ah Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka

War Saxaafadeed laga soo saaray Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, ayaa waxaa lagu sheegay in labada dhinac ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo sidii loo xoojin lahaa.

- Advertisement -

Ra’iisal Wasaare Khayre, ayaa Magaalada New York kaga qaybgeli doono shirka 72aad Golaha Guud ee Qaramada Midoobe, iyadoona la fillayo in uu ka jeediyo khudbad uu kaga waramayo xaaladda dalka.

Khayre, ayaa wuxuu khudbadiisan uu diiradda ku saari doonnaa horumarka dalka iyo is bedeladii dhacay, tan iyo markii uu doorashada ku soo baxay Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo.

Hoos Ka Daawo Sawirrada

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories