HomeMaqalDhageyso:-Majmaca Culumada Soomaaliyeed oo sheegay in uu Diinta ka baxay Nin soo...

Dhageyso:-Majmaca Culumada Soomaaliyeed oo sheegay in uu Diinta ka baxay Nin soo bandhigay Sawir uu ku tilmaamay Nabiga NNKH

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Majmaca Culumada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saaray arrinta ku aadan mid kamid ah Culumada ku nool Magaalada gaalkacyo oo dhawaaan soo bandhigay sawirka Nin kale kaas oo u ku sheegay in uu yahay Nabigeena Muxamed NNKH. Majmaca oo Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay bayaankooda ku sheegeen Cabduweli sheekh Cali Cilmi […]

- Advertisement -

Majmaca Culumada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saaray arrinta ku aadan mid kamid ah Culumada ku nool Magaalada gaalkacyo oo dhawaaan soo bandhigay sawirka Nin kale kaas oo u ku sheegay in uu yahay Nabigeena Muxamed NNKH.

Majmaca oo Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay bayaankooda ku sheegeen Cabduweli sheekh Cali Cilmi yare oo ah  ninka soo bandhigay sawir uu ku sheegay in uu yahay Nabigeena NNKH uu Diinta Islamka ka baxay sida ay hadalka u dhigeen.

- Advertisement -

Waxa kaloo bayaanka lagu sheegay in laga doonayo in Ninkaas uu toobad keeno oo uu Allah u soo laabto.

Dhanka kale Majmaca Culumada Soomaaliyeed ayaa waxa ay ugu baaqeen Wadaad lagu Magacaabo Sheekh Biloow Sheekh Xuseen oo ah Shaqsiga sawirkiisa la adeegsanayay in uu mowqifkiisa cadeeyo wallow isna uu hadlay oo uu sheegay in arrintaan uusan wax lug ah ku laheyn.

Hoos Ka Dhageyso Codka Bayaanka oo uu Akhrinayo Gudoomiyaha Majmaca Culumada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories