HomeMaqalDhageyso:-Golaha Shacabka oo la beeniyay in loo gudbiyay Mooshin ka dhan ah...

Dhageyso:-Golaha Shacabka oo la beeniyay in loo gudbiyay Mooshin ka dhan ah Xukuumadda

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Maalimihii u dambeeyay Baraha Bulshada iyo Wabsite-yada qaar ayaa qorayay in guddoonka baarlamaanka Soomaaliya loo gudbiyay mooshin ka dhanka ah xukuumada Soomaaliya  balse taasi been abuur lagu tilmaamay. Xogheyaha Baarlamaanka  Cabdi Kariin Xaaji Cabdi Buux ayaa sheegay in Wararkaas ay yihiin kuwo been abuur ah isla markaana aysan jirin wax qaraar ka dhan ah Xukuumadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maalimihii u dambeeyay Baraha Bulshada iyo Wabsite-yada qaar ayaa qorayay in guddoonka baarlamaanka Soomaaliya loo gudbiyay mooshin ka dhanka ah xukuumada Soomaaliya  balse taasi been abuur lagu tilmaamay.

Xogheyaha Baarlamaanka  Cabdi Kariin Xaaji Cabdi Buux ayaa sheegay in Wararkaas ay yihiin kuwo been abuur ah isla markaana aysan jirin wax qaraar ka dhan ah Xukuumadda oo Guddoonka Baarlamaanka loo soo gudbiyay.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in markii ay xukuumadda Soomaliya ay soo saartay Go’aankii lagu wareejiyay Cabdi Kariin muuse Qalbi Dhagax ay arrintaan timid.

Sidoo kale waxa uu sheegay in Guddiga joogtada ee Baarlamaanka markii ay maqleen arrintaan iyaga oo ka jawaabaya ay ka fariisteen,isla markaana ay u gudbiyeen Golaha Shacabka ugu dambeyn Guddoonka Baarlamaanka ay guddi ka soo tala bixiya  u Magacaabeen.

Tan iyo markii ay soo baxday wareejinta Cabdi Kariim Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ahaa madaxda Ururka ONLF waxaa arrintaasi ka abuurmay guux Siyaasadeed kaas oo ka dhex abuurmay Xukuumadda dhexdeeda iyo waliba Shacabka.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Cabdi Kariin Buux

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts