HomeWararDEG DEG:-Maleeshiyaad Caawa la wareegay Xarunta Madaxtooyada Galmudug

DEG DEG:-Maleeshiyaad Caawa la wareegay Xarunta Madaxtooyada Galmudug

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Wararka aan Caawa ka heleyno Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG, ah ee maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in Maleeshiyaad hubeysan ay Goordhow la wareegeen Gacanta ku heynta Madaxtooyada Galmudug. Ciidamadaan oo aad u hubeysan ayaa ka mid ah kuwa deegaanka, waxaana la sheegay in ay ka cabanayaan Mushaar la’aan soo wajahday sida ay radio […]

- Advertisement -

Wararka aan Caawa ka heleyno Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG, ah ee maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in Maleeshiyaad hubeysan ay Goordhow la wareegeen Gacanta ku heynta Madaxtooyada Galmudug.

Ciidamadaan oo aad u hubeysan ayaa ka mid ah kuwa deegaanka, waxaana la sheegay in ay ka cabanayaan Mushaar la’aan soo wajahday sida ay radio dalsan u xaqiijiyeen illo wareedyo Madax banaan oo ku sugan Cadaado.

- Advertisement -

Xaalada Magaalada Cadaado ayaa Caawa kacsan welina wax war ah dhankooda kama soo bixin Masuuliyiinta Maamulka Galmudug.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories