HomeWararRa’iisul Wasaare Kheyre iyo Xubno la socda oo ku wajahan Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Xubno la socda oo ku wajahan Mareykanka

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya  iyo Xubno la socda ayaa Maanta ku wajahan magaalada New York ee dalka Mareykanka. Ra’iisul Wasaaraha iyo xubnaha la socda ayaa dalka Mareykanka uga qeyb geli ka doona shirka Golaha Guud ee Qarammada Midoobay oo Madaxda Caalamku ay sannadkiiba mar isugu yimaadaan. Maalin ka hor waxaa Gaaray […]

- Advertisement -

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya  iyo Xubno la socda ayaa Maanta ku wajahan magaalada New York ee dalka Mareykanka.

Ra’iisul Wasaaraha iyo xubnaha la socda ayaa dalka Mareykanka uga qeyb geli ka doona shirka Golaha Guud ee Qarammada Midoobay oo Madaxda Caalamku ay sannadkiiba mar isugu yimaadaan.

- Advertisement -

Maalin ka hor waxaa Gaaray magaalada New York wafdi horudhac ah oo uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar.

Wasiir Yuusuf ayaa horay Warbaahinta ugu sheegay in inta ay ku sugan yihiin Mareykanka ay kulamo Gooni Gooni ah la qaadan doonaan Mas’uuliyiin ka kala socota dalalka Caalamka, oo iyana shirkasi ka qeyb galaya.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmajo,ayaa qorshuhu ahaa in uu shirkaasi ka qeyb galo balse uu ka baaqsaday, waxaana Ra’iisul Wasaare Kheyre uu noqonayaa markiisii ugu horeysay uu ka qeyb galo Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories