HomeMaqalDhageyso:-Galmudug oo Hay’addaha Samafalka iyo Madaxda dowladda baaq u dirtay

Dhageyso:-Galmudug oo Hay’addaha Samafalka iyo Madaxda dowladda baaq u dirtay

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Maamulka Galmudug ayaa ka walaacsan abaaro ay sheegeen masuuliyiintiisa in xiligaan ay ka jiraan deegano badan oo ka tirsan labada Gobol ee Mudug iyo Galgaduud abaartaas oo saameysay dadka iyo Duunyada. Wasiir ku xigeenka Gargaarka iyo Arimaha Bani’aadanimada Galmudug Mahad Maxamuud Cali ayaa sheegay in deegaanada Galmudug ay waqtigaan ka jirto abaartii ugu darneyd, isla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Galmudug ayaa ka walaacsan abaaro ay sheegeen masuuliyiintiisa in xiligaan ay ka jiraan deegano badan oo ka tirsan labada Gobol ee Mudug iyo Galgaduud abaartaas oo saameysay dadka iyo Duunyada.

Wasiir ku xigeenka Gargaarka iyo Arimaha Bani’aadanimada Galmudug Mahad Maxamuud Cali ayaa sheegay in deegaanada Galmudug ay waqtigaan ka jirto abaartii ugu darneyd, isla markaana taasi ay u sii dheer tahay Colaado ka dhacay.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in abaarta ay gaartay Heer ay dadku u geeriyoodaan xili Xoolo badan ay u dhinteen sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale waxa uu ugu  baaqay Hay’addaha Samafalka iyo Madaxda ugu sareysa dalka in ay Gurmad deg deg ah la soo gaaraan Shacabka reer Galmudug.

Hadalka Wasiir ku xigeenka ayaa imaanaya xili Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka mudug uu yaallo Raashin Gargaar ah oo ay horay halkaasi u geeyeen Guddiga Gurmadka abaaraha Soomaaliya.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiir ku xigeenka

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts