HomeMaqalDhageyso:-Galmudug oo amartay in la soo xiro mid ka mid ah Culumada...

Dhageyso:-Galmudug oo amartay in la soo xiro mid ka mid ah Culumada Gobolka Mudug

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Dhageyso:-Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan 12/12/2024

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan...

Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 10/12/2024

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan...

Kadib kulan dhexmaray Masuuliyiinta Wasaarada amniga Maamulka Galmudug iyo Wasaarada Arrimaha diinta iyo Awqaafta ee Maamulkaas ayaa waxaa la amray in lasoo xiro Mid kamid ah Culumada Gobolka    Mudug, Shiikhan oo lagu magacaabo Shiikh Cabdi Wali Afyare Cali ayaa lagu heestaa Muuqaalo lagu faafiyay Baraha bulshada oo aad looga naxay, Muuqaalka ayaa muujinaya Sawirka qof […]

- Advertisement -

Kadib kulan dhexmaray Masuuliyiinta Wasaarada amniga Maamulka Galmudug iyo Wasaarada Arrimaha diinta iyo Awqaafta ee Maamulkaas ayaa waxaa la amray in lasoo xiro Mid kamid ah Culumada Gobolka    Mudug,

Shiikhan oo lagu magacaabo Shiikh Cabdi Wali Afyare Cali ayaa lagu heestaa Muuqaalo lagu faafiyay Baraha bulshada oo aad looga naxay,

- Advertisement -

Muuqaalka ayaa muujinaya Sawirka qof  lagu sheegay Xabiibkeena Muxamed NNKH kaasi oo dad badan oo Soomaliyed ka caresiyay,

Maanta ayaa la filayay in Culumada Gobolka mudug qaarkood ay isku yimaadeen isla markana ka hadlaan arinta taagan,balse waxaa soo baxay amarka Masuuliyiinta amamul Goboleedka Galmudug.

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Amniga Galmudug Mahad Xassan Maxamed ayaa amar ku siiyay Ciidamada Maamulkaas in ay Gacanta ku soo dhigaan Sheekhaasi.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulada dalka ka jira in uusan ku dhuuman deeganadooda.

Hoos Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Wasiir ku xigeenka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories