HomeMaqalDhageyso:-Faah faahinta qarax ka dhacay degmada Afgooye

Dhageyso:-Faah faahinta qarax ka dhacay degmada Afgooye

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Duhurnimadii Maanta ayaa qarax waxa uu ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, gaar ahaan Wadada aada dhanka Magaalada Marka ee Xarunta gobolkaas. Qaraxan oo ahaa Miinda nooca dhulka lagu aaso ayaa waxaa lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya xili ay marayeen inta u dhaxeysa Xerada Agoonta Nahreyn […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duhurnimadii Maanta ayaa qarax waxa uu ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, gaar ahaan Wadada aada dhanka Magaalada Marka ee Xarunta gobolkaas.

Qaraxan oo ahaa Miinda nooca dhulka lagu aaso ayaa waxaa lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya xili ay marayeen inta u dhaxeysa Xerada Agoonta Nahreyn iyo Garoonka Kubadda Cagta ee Xidigaha.

- Advertisement -

Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in Gaarigii qaraxa lala eegtay uu burburay, isla markaana uu jiro khasaaro ka soo gaaray ciidamadii saarnaa Gaariga.

Warkaan waxaa Afgooye ka soo diray Maxamed Cusmaan Ma’da

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts