HomeCaalamkaAkhriso:-Taariikhda Wiilka Soomaaliya ku matali doona Ciyaarta Karateyga

Akhriso:-Taariikhda Wiilka Soomaaliya ku matali doona Ciyaarta Karateyga

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Magaciisa oo dhameystiran Waa Axmed Maxamed Xaaji naynaastiisuna Waa (Axmed Halgan) Axmed Waxa uu dhashay  1992 Da’diisu waa 24 Sano Jir Waxa uu kudhashay Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Degmada Hodan Waxa Uu Ku soo Barbaaray Gobalka Hiiraan Gaar ahaan Degmada  Halgan Waana halka Ay Kaga Baxday Naaneysta (Axmed Halgan) waxa Uu Ku Dhameystay Wax Barashadiisa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaciisa oo dhameystiran Waa Axmed Maxamed Xaaji naynaastiisuna Waa (Axmed Halgan)

Axmed Waxa uu dhashay  1992

- Advertisement -

Da’diisu waa 24 Sano Jir

Waxa uu kudhashay Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Degmada Hodan

Waxa Uu Ku soo Barbaaray Gobalka Hiiraan Gaar ahaan Degmada  Halgan Waana halka Ay Kaga Baxday Naaneysta (Axmed Halgan) waxa Uu Ku Dhameystay Wax Barashadiisa ilaa Dugsiga sare isla Degmada Halgan.

- Advertisement -

Ciyaaryahan Axmed 2006 ilaa iyo 2007 Waxa uu Ka ambabaxay Dalka Soomaaliya isaga oo Ka cararay Dagaaladii Xiligaasi Ka Curtay Dalka Soomaaliya, waxa uuna u ambabaxay Dalka Itoobiya oo Ah Halka uu Kasoo Bilaabay Ciyaarahan.

Ciyaarta Karatayga ama Katmandhuuga waxa uu bilaabay 2011-kii waxa uuna ku sugnaa Magaalada Adis Ababa ee Dalka itoobiya, waxa uu Ka Qeybgalayey 7sano Tartamo Ka dhacay Adis ababa.

Axmed 2  Jeer Ayuu noqday Champion ama Xidiga ku guuleystay Koobka Ciyaarahan ee Itoobiya lagu qabto, waxaa uu Ka qeybgalay Tartankii Degmooyinka Magaalada Adis abba.

hadafka Axmed Ee Ku Aadan Ciyaarahaan Ayaa ah In uu Dadka Wax Baro, Axmed Maxamed Xaaji Waa Ciyaaryanka Sidoo kale Waa Macallin u faa’ideeya Dadka Jecel Barashada Karataayga iyo Katmandhuuga, waxa uu Axmed Halgan Ka soo Bilaabay Meel Hoose Karatayga  Hadana Waxa uu Ka joogaa heer Qaran.

Halgan Ciyaarahan waxa uu ku jiraa 11 Sano , isaga oo heerka uu taagan yahay kusoo gaaray dadaal badan.

Ugu dambeyn Axmed ayaa 21 ilaa 23 bishan September 2017 Magaalada Kigali ee Dalka Rwanda uga qeybgali doona Tartanka Ambaasadoorada oo ay ka qaybgali doonaan 7 dal oo Afrikan ah, Kooxaha ayaa noqon doona 19 koox 8 ka mid ah waxa ay ka imaan doonaa Dalka Martigalinaya ee Rwanda halka Kooxaha kale u kala imaan doonaan Soomaaliya 1 koox, Burundi 1 koox, Dr Congo 1 koox, Tanzania 1 koox, Uganda 2 koox iyo Kenya oo 5 Koox ay ka imaan doonto, Axmed Halgan oo kooxda Soomaaliya u ciyaari doona waxaan u rajeyneynaa Guul.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

As Justin Davis Leaves Mogadishu, Washington Is Asking a Different Question About Somalia

As Justin Davis concludes his tenure as Chargé d’Affaires at the United States Embassy in Mogadishu, he leaves at...

Journalist Dies from Gunshot Injuries, NUSOJ Demands Justice and Accountability

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is deeply saddened by the death of Bashir Mohamed Abdullahi, a reporter...

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel and the Two Mothers: The Truth Behind the Story

Daniel and the two mothers: what is true, what is unconfirmed?

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Italy Expands Police Training Support for Somalia

Talyaaniga ayaa Muqdisho ku shaaciyay qorshe lagu xoojinayo iskaashiga amni ee Soomaaliya, iyadoo diiradda la saarayo tababarka booliiska, dhismaha hay’adaha amniga iyo ka hortagga xagjirnimada.

Türkiye pledges continued security and economic support for Somalia

Danjiraha Turkiga Alper Aktaş oo ka hadlaya Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ee Muqdisho

Somalia Sets September 30 for Galmudug, Hirshabelle Elections

The elections hold broader significance for Somalia's political stability. Federal member state elections are crucial for establishing legitimate regional administrations that can partner with the federal government on security, development, and constitutional reform. Any delays or disputes could undermine progress toward the national elections scheduled for 2027. Both elections will proceed simultaneously on September 30, with results expected shortly thereafter.

SNA brobes video of soldiers suffocating bound Al-Shabaab suspect

Somalia's military opened a preliminary investigation on Tuesday after a video circulated online appeared to show members of the...

Follow us

[td_block_social_counter facebook="tagdiv" manual_count_facebook="26400" twitter="tagdivofficial" manual_count_twitter="7500" youtube="tagdiv" style="style6 td-social-boxed" tdc_css="eyJwb3J0cmFpdCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiMjAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBvcnRyYWl0X21heF93aWR0aCI6MTAxOCwicG9ydHJhaXRfbWluX3dpZHRoIjo3NjgsImFsbCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiNDAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBob25lIjp7ImRpc3BsYXkiOiIifSwicGhvbmVfbWF4X3dpZHRoIjo3Njd9" f_counters_font_family="global-font-2_global" f_network_font_family="global-font-2_global" f_btn_font_family="global-font-2_global" f_counters_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTIifQ==" f_network_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEiLCJsYW5kc2NhcGUiOiIxMSJ9" f_btn_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEifQ=="]

Popular

spot_img

Popular Categories