HomeCaalamkaUrur-Gobaleedka IGAD oo Magacii ka bedelay Xafiiska IGAD ee Somaaliya

Urur-Gobaleedka IGAD oo Magacii ka bedelay Xafiiska IGAD ee Somaaliya

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Qoraal ka soo baxay Xarunta Urur-gobaleedka IGAD ee magaalladda Addis Abeba ayaa lagu sheegay in isbedel lagu sameeyey magaca Xafiiska Ergada IGAD u jooga Somalia.

Qoraalkaasi oo uu Xoghayaha Guud ee IGAD, Maxbuub Macallin uu soo saraay  bishan eptember 13-dii ayaa lagu sheegay in magacii Xafiiska IGAD ee Somalia lagu bedelay magaca cusub ee Hawlgalka Khaaska ee IGAD ee Somalia (IGAD Special Mission to Somalia.(ISMS).

- Advertisement -

Qoraalka waxaa lagu sheegay in Hawlgalka ISMA si buuxda uga shaqeyn doono Arrimaha Somalia, iyadoo Ergayga Gaarka ee ISMS uu si buuxda xilli-hawleedkiisa fasax uga haysto Urur-gobaleedka IGAD iyo Midowga Afrika.

Xafiiska IGAD ee Somalia waxaa la asaasay sannadkii 2008-dii, waxaana dhismaha Xafiiskaasi lagu go’aamiyey Shirweynihii Madaxda dalalka Afrika sannadkaasi ku yeesheen Xarunta AU-da oo ku taalla  caasimadda dalka Ethiopia ee Adiis Abeba

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories