HomeMaqalDhageyso:-Maxamed Cabdi Waare”Hadii aan isku dhacno Xildhibaanada qaladka aniga ayaa qaadanaya”

Dhageyso:-Maxamed Cabdi Waare”Hadii aan isku dhacno Xildhibaanada qaladka aniga ayaa qaadanaya”

Date:

Related stories

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa kadib doorashadiisi waxa uu sheegay in haatan xildhibaanda Hir-Shabeelle ay culeys weyn saareen maadaama ay codka kalsoonida siiyeen. Waxa uu sheegay in isagu uu xilkaan uu u  hayo Shacabka Hir-Shabeelle oo ku kalsooni qaba sada uu hadalka u dhigay. Isaga oo sii hadlayay ayaa waxa uu […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa kadib doorashadiisi waxa uu sheegay in haatan xildhibaanda Hir-Shabeelle ay culeys weyn saareen maadaama ay codka kalsoonida siiyeen.

Waxa uu sheegay in isagu uu xilkaan uu u  hayo Shacabka Hir-Shabeelle oo ku kalsooni qaba sada uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Isaga oo sii hadlayay ayaa waxa uu sheegay in uu diyaar u yahay in uu wadashaqeyn la yeesho xildhibaanada iyo Shacabka.

“Hadii aad maqashaan Madaxweynaha Hir-Shabeelle iyo xildhibaanada ayaa isku dhacay aniga ayaa dambigaas iskaleh, sababtoo ah rabitaanka xildhibaanada iyo Shacabka Hir-Shabeelle ayaan ku Shaqeyn doonaan ayuu yiri Maxamed Cabdi Waare.

Hoos Ka Dhageyso Codka Maxamed Cabdi Waare

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories