HomeMaqalDhageyso:-Dagaalada ku soo laab laabtay Gobolka Gedo oo laga hadlay

Dhageyso:-Dagaalada ku soo laab laabtay Gobolka Gedo oo laga hadlay

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay weeraradii u dambeeyay oo ay Al-Shaabab ku qaadeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Gedo, isla markaana kula wareegeen. Guhaad Maxamuud Cumar oo ka mid ah Saraakiisha Xoogga dalka ayaa sheegay in la wareegitaanka deeganaada Gobolka Gedo ee Al-Shabaab ay masuul ka yihiin ciidamada Jubbaland. Waxa uu […]

- Advertisement -

Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay weeraradii u dambeeyay oo ay Al-Shaabab ku qaadeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Gedo, isla markaana kula wareegeen.

Guhaad Maxamuud Cumar oo ka mid ah Saraakiisha Xoogga dalka ayaa sheegay in la wareegitaanka deeganaada Gobolka Gedo ee Al-Shabaab ay masuul ka yihiin ciidamada Jubbaland.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in taasi ay ugu wacan tahay in aysan u tababarneyn Ciidamada Jubbaland sidii ay ula dagaalami lahaayeen Al-Shabaab.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in Al-Shabaab dhawan guud ahaan laga saari doono Gobolka Gedo,isla markaana ay qorshahaasi dejiyeen si ay ula dagaalamaan l-Shabaab.

Ugu dambeyn waxa uu ciidamada Kenya ku eedeeyay in diyaaradahooda ay duqeeyaan ayna beegsadan Xoolaha, balse aysan duqeyn fariisimaha ay ku sugan yihiin Al-Shabaab

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Sarkaalka

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories