HomeWararDEG DEG:-Mid ka mid ah Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyada Puntland oo la dilay

DEG DEG:-Mid ka mid ah Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyada Puntland oo la dilay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Waxaa gelinkii dambe ee Maanta duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug laga helay Meydka masuulka ka tirsan Wasaarada Maaliyada  Puntland ee gobolka Mudug. Liibaan Xassan Cabdule oo horay uga tirsanaan jiray shaqaalaha wasaarada Maaliyada ee gobolka Mudug. Kooxo hubaysan ayaa marxuumka kala baxay magaalada Gaalkacyo iyagoo kadib ku dilay duleedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta […]

- Advertisement -

Waxaa gelinkii dambe ee Maanta duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug laga helay Meydka masuulka ka tirsan Wasaarada Maaliyada  Puntland ee gobolka Mudug.

Liibaan Xassan Cabdule oo horay uga tirsanaan jiray shaqaalaha wasaarada Maaliyada ee gobolka Mudug.

- Advertisement -

Kooxo hubaysan ayaa marxuumka kala baxay magaalada Gaalkacyo iyagoo kadib ku dilay duleedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories