HomeWararSawiro:-Axmed Madoobe oo la kulmay Saraakiisha iyo Bulshada Balad Xaawo

Sawiro:-Axmed Madoobe oo la kulmay Saraakiisha iyo Bulshada Balad Xaawo

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland oo kormeer ku maray deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Gedo ayaa kulan la qaatay  Sarakiisha Ciidamada iyo Maamulka Magaalada Beledxaawo. Kulanka inta uu socday ayaa Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam Madoobe, waxa uu ku amaanay in ay iska difaaceen weerarkii ay dhawaan ku soo qaadeen Ciidamada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland oo kormeer ku maray deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Gedo ayaa kulan la qaatay  Sarakiisha Ciidamada iyo Maamulka Magaalada Beledxaawo.

Kulanka inta uu socday ayaa Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam Madoobe, waxa uu ku amaanay in ay iska difaaceen weerarkii ay dhawaan ku soo qaadeen Ciidamada Al-Shabaab.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu Saraakiisha ciidamada ugu baaqay in ay iyga oo kaashanaya Shacabka Gobolka Gedo ay ammaanka ka Shaqeeyaan.

Axmed Madobe ayaa la filaaya in Saacadaha kale ee nasoo aadan uu booqdo deegaano iyo degmooyin kale oo ka tirsan Gobolka Gedo.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Kulanka

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts