HomeWararMaxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo Xafiis ka furatay Gobolka Bakool

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo Xafiis ka furatay Gobolka Bakool

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool waxaa shalay garay Wafdi uu horkacayo gudoomiyaha Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute. Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa degmada xudur waxa uu ka furay Xafiis Cuusb oo ay leedahay Maxkamada Ciidamada Qalabka sida, si ay halkasi uga howlgasho. Sidoo kale Gudoomiyaha […]

- Advertisement -

Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool waxaa shalay garay Wafdi uu horkacayo gudoomiyaha Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute.

Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa degmada xudur waxa uu ka furay Xafiis Cuusb oo ay leedahay Maxkamada Ciidamada Qalabka sida, si ay halkasi uga howlgasho.

- Advertisement -

Sidoo kale Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa saakay gaaray deegaanka Moora-Gaabeey oo 30 iyo dhowr KM, u jirta degmada Xudur halkaas oo ah jiidaha hore oo ay ku sugan yihiin ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.

Wariyaheena Gobolka Bakool ayaa soo sheegyaa in taliyaha Ciidanka Xoogga dalka qeybta 60,aad Ibraahim Aadan Yaroow iyo sidoo kale Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ay qeyb ka yihiin wafdiga la socda gudoomiyaha Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Xasan Xasan Cali Nuur Shuute.

Dhinaca Kale Masuuliyiinta Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Soomaaliya ayaa Degmada Xudur u Gaaray Qaadista kiis la sheegay in ay Geesteen Ciidamo ka Tirsan Xoogga Dalka.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories