HomeWararDEG DEG:-Munaasabada doorashada Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo bilaabatay

DEG DEG:-Munaasabada doorashada Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo bilaabatay

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Magaalada jowhar ee Xarunta Maamulk Hir-Shabeelle ayaa waxaa Goordhow ka bilaabtay doorashada Madaxweynaha Maamulka hir-Shabeelle oo ay ku tartami doonaan ilaa 8 Musharax. Xubno ay ka mid yihiin Wasiirka amniga Soomaaliya, Wasiirka Ariimaha Gudaha iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, iyo madax ka socota Urur Goboleedka IGAD, iyo masuuliyiin kale ayaa Goobjoog ka ah. Gudoomiyaha […]

- Advertisement -

Magaalada jowhar ee Xarunta Maamulk Hir-Shabeelle ayaa waxaa Goordhow ka bilaabtay doorashada Madaxweynaha Maamulka hir-Shabeelle oo ay ku tartami doonaan ilaa 8 Musharax.

Xubno ay ka mid yihiin Wasiirka amniga Soomaaliya, Wasiirka Ariimaha Gudaha iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, iyo madax ka socota Urur Goboleedka IGAD, iyo masuuliyiin kale ayaa Goobjoog ka ah.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Baarlamanka Hir-Shabeelle Cusmaan Bare Maxamed ayaa furay Munaasabada doorashada Madaxweynaha Hir-Shabeelle ayaa sheegay in kulanka ay xaadir yihiin 97 xildhibaan sidaasna ay ku bilaabaneyso doorashada.

Musharixiinta Maanta tartami doona aya kala ah.

1:-Maxamed Caruushe Diirow

- Advertisement -

2:- Daahir Cabdulle Cawaale

3:-Cabdi Faarax laqanyo

4:-Cabdi Kariin Cali Nuur

5:-Cabdi Naasir Xaaji Shurwac Maxamuud

6:- Cabdi Raxmaan Xuseen Caddow

7:-Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf-dabageed)

8:- Maxamed Cabdi Waare

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories