HomeCaalamkaCiidamo ka tirsan AMISOM oo lagu waayey eedeyn ku saabsaneyd in ay...

Ciidamo ka tirsan AMISOM oo lagu waayey eedeyn ku saabsaneyd in ay iibsadeen Shidaalkii Ciiddanka

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Maxkamadda Milliteriga ee dalka Uganda waxay xabsiga ka sii daayeen 2 Sarkaal oo ka tirsanaa Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ahaa Hawlgalka AMISOM, kuwaasi oo horey logu soo oogay inay xadeen Shidaalkii AMISOM, kana iibiyeen Ganacsarto Soomaali ah. Wargeyska NEW VISION ee ka soo baxa magaalladda Kampala, ayaa qoray in labada Sarkaal ee la sii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Milliteriga ee dalka Uganda waxay xabsiga ka sii daayeen 2 Sarkaal oo ka tirsanaa Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ahaa Hawlgalka AMISOM, kuwaasi oo horey logu soo oogay inay xadeen Shidaalkii AMISOM, kana iibiyeen Ganacsarto Soomaali ah.

Wargeyska NEW VISION ee ka soo baxa magaalladda Kampala, ayaa qoray in labada Sarkaal ee la sii daayey ka mid ahaayeen Koox Askar ah oo sannadkii 2016-kii lagu xukumay 18 bilood.

- Advertisement -

Saraakiisha la sii daayey waxaa magacyadooda lagu kala sheegay Mathew Kakooza iyo Noah Mwanja.

Dacwad-oogayaasha ayaa la sheegay inay Saraakiishaas la sii daayey horey ugu soo oogeen bishii June 5-dii ee sannadkii 2016-kii in lagu helay iyagoo Saldhig ay leeyihiin AMISOM ka rarteen Shidaal, kadibna ku wareejiyeen gaadiid kale oo ay Ganacsato Soomaaliyeed lahaayeen, waa sida hadalak loo dhigay

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts