HomeWararAkhriso:-Faah faahinta dilkii Caawa ka dhacay degmada Dharkenleey

Akhriso:-Faah faahinta dilkii Caawa ka dhacay degmada Dharkenleey

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Waxaa faah faahino dheeraad ah ka soo baxayaan dil Caawa Salaadii maqrib kadib ka dhacay Xaafada Kaawa Godeey qeybta degmada Dharkenleey ee Gobolkaan Banaadir. Kooxo hubeysan ayaa la sheegay in ay toogteen mid ka mid ah Ciidamada Minashiibiyada oo uu la socday mid ka mid ah Sariflayaasha Suuqa degmada Wadajir,kuwaas oo dhamaantood halkaas ay ku […]

- Advertisement -

Waxaa faah faahino dheeraad ah ka soo baxayaan dil Caawa Salaadii maqrib kadib ka dhacay Xaafada Kaawa Godeey qeybta degmada Dharkenleey ee Gobolkaan Banaadir.

Kooxo hubeysan ayaa la sheegay in ay toogteen mid ka mid ah Ciidamada Minashiibiyada oo uu la socday mid ka mid ah Sariflayaasha Suuqa degmada Wadajir,kuwaas oo dhamaantood halkaas ay ku geeriyoodeen.

- Advertisement -

Ragga la dilay ayaa lagu kala sheegay Jeeri Maxaa Raaf, oo ahaa Askariga iyo Maxamuud Siyaad oo ahaa qofka Sariflaha,waxaana la sheegay in dadkii ka dambeeyay dilka ragaas ay goobta ka baxsadeen.

Majirto cid faah faahin intaas dheer ka bixisay dilka ragaas,waxaana Goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya kuwaas oo Caawa howlgallo ka wada Xaafada Kaawa Godeey qeybta degmada Dharkenley oo uu Caawa dilka ka dhacay.

Dhanka kale waxa aan xiriir la sameynay Maamulka degmada Dharkenley si aan wax uga weeydiino dilka Caawa Salaadii Maqrib ka dhacay Gudaha degmadaas basle nooma suuragelin .

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories