HomeMaqalDhageyso:-Galmudug oo ka shirtay sidii loo qaadi lahaa Isbaarooyinka yaalla deegaanadeeda

Dhageyso:-Galmudug oo ka shirtay sidii loo qaadi lahaa Isbaarooyinka yaalla deegaanadeeda

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Maamulka Galmudug ayaa haatan qorsheynaya in ay bilaabaan sidii looga hortegi lahaa Maleeshiyad hubeysan oo mararka qaar deegaanada Maamulkaas dhigta jidgooyooyin dadka Shacabka ah loogu geesto dhibaatooyin. Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug oo shir deg deg ah ku yeeshay Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug ayaa dood dheer kadib ugu dambeyn Guddi u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Galmudug ayaa haatan qorsheynaya in ay bilaabaan sidii looga hortegi lahaa Maleeshiyad hubeysan oo mararka qaar deegaanada Maamulkaas dhigta jidgooyooyin dadka Shacabka ah loogu geesto dhibaatooyin.

Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug oo shir deg deg ah ku yeeshay Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug ayaa dood dheer kadib ugu dambeyn Guddi u saaray arrinta ku aadan jidgooyooyinka yaala deegaano ka tirsan Galmudug.

- Advertisement -

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Galmudug Cabdi Raxmaan Jaamac Afrax ayaa sheegay in Guddi ka kooban lix Wasaaradood loo saaray arrinta Isbaarooyinka, isla markaana ay soo bandhigi doonaan qaabkii loo wajihi lahaa kooxaha isbaarooyinka dhigta.

Ugu dambeyn Guddigaan ayaa Maalinta Axada ah oo ku began 17 Bishaan waxa ay dib ugu soo celin doonaan Xubnaha Golaha Wasiirada Galmudug qorshaha ay dejiyeen si talaaba loo qaado.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiir ku xigeenka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts