HomeMaqalDhageyso:-Golaha Wasiirada Galmudug oo Maanta yeeshay kulan Deg Deg ah+Sawirro

Dhageyso:-Golaha Wasiirada Galmudug oo Maanta yeeshay kulan Deg Deg ah+Sawirro

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Dhageyso:-Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan 12/12/2024

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan...

Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 10/12/2024

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan...

Magaalada Cadaado waxaa Maanta Shir uga qabsoomay Golaha Wasiirada Galmudug ee halkaasi ku sugan kaas oo ay kaga hdleen qodobo dhowr ah, Kulanka oo uu shir gudoominayay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi looga hadlay Arimaha Amniga, Dhageysiga warbixinada wasaaradaha dowlada iyo sidii Dhaqaale loogu abuuri lahay dowlada,iyo sidoo kale  Heshiiska Dhawaan lagu gaaray […]

- Advertisement -

Magaalada Cadaado waxaa Maanta Shir uga qabsoomay Golaha Wasiirada Galmudug ee halkaasi ku sugan kaas oo ay kaga hdleen qodobo dhowr ah,

Kulanka oo uu shir gudoominayay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi looga hadlay Arimaha Amniga, Dhageysiga warbixinada wasaaradaha dowlada iyo sidii Dhaqaale loogu abuuri lahay dowlada,iyo sidoo kale  Heshiiska Dhawaan lagu gaaray magaalada Gaalkacyo,

- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey ayaa soo bandhigay Heshiiska Gaalkacyo ay dhawaan ku wada gaareen masuuliyiin ka kala socday labada Maamul.

Kulanka ayaa ahaa mid deg deg ah oo aan horay loosii shaacin.

 

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka kana Daawo Sawirrada

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories