HomeMaqalDhageyso:-Dood ku saabsan dhiibistii Qalbi Dhagax oo ka socota Xarunta Golaha...

Dhageyso:-Dood ku saabsan dhiibistii Qalbi Dhagax oo ka socota Xarunta Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Kulanka Golaha Shacabka ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho, iyada oo inta badan mudanayaasha Baarlamaanka ay xaadir yihiin kulanka. AJandaha Maanta looga hadlayo kulanka ayaa ah arrinta ku saabsan dhiibistii dowladda ee Cabdi Kariin Muuse Qalbi Dhagax iyo sidoo kale dowladda Soomaaliya oo Ururka ONLF u aqoonsatay in ay yihiin Urur Argagaxiso. Ilaa 50 mudane […]

- Advertisement -

Kulanka Golaha Shacabka ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho, iyada oo inta badan mudanayaasha Baarlamaanka ay xaadir yihiin kulanka.
AJandaha Maanta looga hadlayo kulanka ayaa ah arrinta ku saabsan dhiibistii dowladda ee Cabdi Kariin Muuse Qalbi Dhagax iyo sidoo kale dowladda Soomaaliya oo Ururka ONLF u aqoonsatay in ay yihiin Urur Argagaxiso.
Ilaa 50 mudane ayaa Maanta isqoray kuwaas oo ka hadli doona dooda ay ka qabaan arrintas,waxaan haatan khudbeeyay ila 10 Mudane.
Sidoo kale waxaa jira Xildhibaano difaacaya dowaldda kuwaas oo ku raacsan Go’aanka dhiibista Qalbi-Dhagax iyo in uu Ururka ONLF yahay Urur Argagaxiso.
Wariyaheena Farxiyo Muraad oo ku sugan Xarunta Golaha Shacabka ayaa ka Warbixineysa.

Hoos Ka Dhageyso Codka Farxiyo Muraad

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories