HomeWararDaawo Sawirrada Dhageysiga Khudbadaha Musharixiinta Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Jowhar ka socota

Daawo Sawirrada Dhageysiga Khudbadaha Musharixiinta Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Jowhar ka socota

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Magaalada Jowhar ee Xarunta maamulka Hir-Shbeelle ayaa waxaa iminka ka socda khudbadha ay jeedinayaan Musharixiinta u raagan qabashada xilka Madaxweynaha Mamulka Hir-Shabeelle. Ilaa 4 Musharx ayaa Maanta loo qorsheeyay in ay khubadahooda jeediyaan halka Maalinta berito ah ay khudbadahooda jeedin doonaan 4 kale ee hartay. Khudbadii u horeysay ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay Musharax Cabdi […]

- Advertisement -

Magaalada Jowhar ee Xarunta maamulka Hir-Shbeelle ayaa waxaa iminka ka socda khudbadha ay jeedinayaan Musharixiinta u raagan qabashada xilka Madaxweynaha Mamulka Hir-Shabeelle.

Ilaa 4 Musharx ayaa Maanta loo qorsheeyay in ay khubadahooda jeediyaan halka Maalinta berito ah ay khudbadahooda jeedin doonaan 4 kale ee hartay.

- Advertisement -

Khudbadii u horeysay ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay Musharax Cabdi Faarax Sharaawe Laqanyo waxa uuna sheegay in hadii uu guulesto in uu wadahadal la furi doono Al-Shabaab sidoo kale waxa uu sheegay in kaalin weyn ay Maamulkiisa ku yeelan doonaan Haweenka.

Haatan waxaa khudbadiisa jeedinya Musharaxa Madaxweyne ee Cabdinaasir Shirwac Maxamed, isaga oo soo bandhigayo waxyaabaha uu qaban doono.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories