HomeWararAkhriso:-Magacyada Musharixiinta Khudbadaha Maanta looga dhageysan doono Jowhar

Akhriso:-Magacyada Musharixiinta Khudbadaha Maanta looga dhageysan doono Jowhar

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Maanta ayaa la filayaa in Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle ay ka bilaabato dhageysiga Khudbadaha Musharixiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle. 10:00 Barqanimo ayaa la filayaa in ay sitoos ah u bilaabaan khudbadaha musharixiinta oo ay dhageysan doonaan Xildhibaanada Hir-Shabeelle, waxana Maanta khubadaha jeedin doona ilaa 4 Musharax oo kala ah. Maxamed […]

- Advertisement -

Maanta ayaa la filayaa in Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle ay ka bilaabato dhageysiga Khudbadaha Musharixiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle.

10:00 Barqanimo ayaa la filayaa in ay sitoos ah u bilaabaan khudbadaha musharixiinta oo ay dhageysan doonaan Xildhibaanada Hir-Shabeelle, waxana Maanta khubadaha jeedin doona ilaa 4 Musharax oo kala ah.

- Advertisement -

Maxamed Cabdi Waare, Cabdi Faarax Sharaawe Laqanyo Cabdi kariin Cali Nuur iyo Cabdinaasir Shirwac Maxamed.

Munaasabada khudbaha looga dhegysan doono musharixiinta diyaar garowgeda ayaa haatan laga dareemayaa Magaalada Jowhar, waxaan sidoo kale lagau arkayaa Ciidamo farabadan o ka tirsan kuwa Booliiska Soomaaliya iyo kuwa Amiso oo amniga xaqiijinaya.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories